Welcome To Yaasiin Hussein Home Page

Dhanbaal Jacayl oo kooban



Nafyaheey degtay oo qabsatay qalbikeyga iyo maankeyga xukuntayna guud ahaan dareemaheyga , waxaan kuu soo dirayaa fariintaani xanbaarsan Udgoonka Jaceylka iyo ubaxyada aduunka .
Amranay  waxaan ogaaday in Jaceylku Macaan yahay noloshana macno leedahay taasina waxa ay timid markii aan is ku jeclaanay si

♥Ikraan Caraale ♥


Heesta Dhabti waxaad tahay

Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah ayaa maanta u taagan Banka Carafo

Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah oo ka kala socda Caalamka daafihiisa ayaa maanta u taagan Baanka Carafo, iyadoo inta badan dunida Muslimka laga sooman yahay maalinta sagaalaad ee bisha Dulxaj.

Xujeyda Sanadkan ayaa waxaa ku jira Soomaali badan oo ka kala timid gudaha Soomaaliya iyo dalalka kale ay ku nool yihiin, waxaana

SMS LOVE: Haddii Dhaqtarka Jaceylka La Ii Geeyo Waa Hubaal In La Iga Helayo ….

Waxaad tahay axad qaali ah oo aan ka reebi waayey xusuusteyda? Naftayda ayaad ku qoran tahay, waxaad harsataa qalbigayga. Halbowlayaasha dhiiga ayuu xulaa dareenka ka go’i waayey laabtayda, beerka ayaad ku taalaa, boggana boog aan bogsan ayaad ku leedahay taas oo ku danqata xusuusta kulul ee ku soo dhacda maankayga.

Fariimo Jaceyl Oo Daadids Ah Qatar Ah ! U Dir Gabar Kaliya

Damacaa ku qaadee
Dooqaagu waa doolar
Dan kaama lihiyee I daa
Doqon aan jeclaaday

Arin Deg Deg Ah:Luqada Carabiga Oo Haweenka 5-Eray Ku Dulmisay

Arin Deg Deg Ah:Luqada Carabiga Oo Haweenka 5-Eray Ku Dulmisay.
Waxaa la sheegaa in luqadda carabiga haweenka ay ka dhigeen kuwa dulmisay, waxaana kamid ah meelaha ay ku dulmisay illaa 5-erey inta aan heyno kuwaasi oo kala ah sida tan:-

Ragoow, waa kuwan arimaha ka farxiya hablaha

Su’aal da’wayn oo madaxa raga daalisay ilaa iyo intii rag iyo dumar deris ahaayeen ayaa ah: Maxay doonayaan durmaku oo ka farxiya? Nasiib wanaag, jawaabta su’aasha ayaa waxa dhawaan soo bandhigay aqoonyahayn bartay cilmi nafsiga oo  u dhashay dalka England.

Ma Dooneysa In Aad Noqoto Nin Romansi Ah

ka dib dhismaha guriga labada lamaane ayaa waxaa muhiim ah in la sameeyo hab ka duwan qaabkii jaceyl ee uu guurka ku yimid, taasi oo ah jaceylka Roomaantiga. Eray ahaan Roomaantik waa mashaacir ama dareemo , waa awoodda in la is fahmo taasi oo sara u sii qadeysa jiritaanka jaceayalkaada. Hadaba ma doneysa ian aad noqoto nin Roomaantig ah ama haweeney

Digniin:Haweenka Qurxoon Oo U Daran Caafimaadka Ragga

Daraasad ay sameeysay quburo ka tirsan jaamacada Velencia ee dalka Spain aya shaaca ka qaaday in haweenka qurxoon ay saameyn xun ku yeeshan caafimaadka ragga .
Daraasada ayaa tilmaantay in ninka ragga ah muddo 5-daqiiqo ah 

U Gaar Ah Dumarka:Ma Dooneysa In Shaqsiyadaada Ogaato?Sida Aad Dharka Isaga Bixiso Ayay Ku Xiran Tahay.

Habkaan gaaban waxaad ku ogaan gartaa gabaryaheey shaqsiyadaada si sahal ah adiga oo eegaya habka aad dharka isaga bixiso ee aad u joogteyso. Si Tartiib Ah:Hadaad si tartiib dharka isaga siibto waxaad tahay gabar si weyn isugu kalsoon , caqli badan , neceb dooda iyo wax waliba oo qaylo keenaya sida codka Tv-ga , Musicada ,

U Gaar Ah Haweenka:Ilkaha Iska Nadiifi Hadaad Dooneyso In Aad Uur Qaado

Quburo ayaa ku waramay in in haweenka doonaya in ay helaan furasado dhalmo in ay iska xaqiijiyaan nadiifinta ilkahooda iyo ciradka .
Baarayaashaan ayaa tibaaxay in caafimaadka Ciridka uu ka mid yahay

U Gaar Ah Haweenka Uurka Leh!! Iska Ilaali Coffe-ga.

Baaritaan la sameeyay ayaa sheegaya in haweenka Uurka leh ee badsada cabidda Qaxwada in ay dhalaan Ilmo Meyd ah .
Daraasadaan oo lagu sameeyay in ka badan 18-kun oo haween Uur lahaa kuwaasi oo maalintii cabayay ku dhawaad 8-koob oo qaxwo ah waxa ay noqdeen kuwo u nugul in ay dhalaan uur jiif Meyd ah .

Ma Ogtahay Akharistow In Waxtarka Geela Ee......!!!!


 Geella oo sida aan unaqaano ka mid ah Xoolaha Nool ee ay dhaqdaan Soomaalidu, wuxuu leeyahay Faa’idooyin aad u baladhan. Maqaalakan waxaan u soo qaatay bal in aan idin xasuusiyo Geella iyo Waxtarkiisa.

Ma Ogtahay Akhristow

Ma ogtahay in xuruufta luqadda Engilish-ka lagu soo kobo odhaah ah “The quick brown is fox jumping over a lazy dog”. Halka luqadda Somaligana lagu soo kobo weedh uu sameeyay Cabdilaahi Suldaan Timacadde, weedhaas oo ah, “Sheekeena, wiilkiisa

SAMIRKA & DULQAADKA‏

7. Kuwa xaqa rumeeyoow sabra, oo sabarka ku tartama, oo heegan ahaada iyo kuwo adkeysi badan, xilka Alle idin saarayna dhowra aad liibaantaane”. Suurada aali

Ma Ogtahay Akhristow…?

In Nabi Maxamed(C.S.W) noolashiisa oo dhan uu hal mar soo xajiyay.
In saxaabiga Salmaan Alfaarisi (R.C.) uu yahay saxiibigii u sheegay Nabigga (C.S.W) in god la qodo duulaankii Khandakh.
In Saxaabiga Cusmaan Bin Cafaan (R.C.) uu ahaa Ruxii ugu horeeyay ee

Ma ogtahay Aqristoow

Barnaamij uu soo diyaariyay iskuna soo duba riday wariye Yaasiin Hussein Mohammed (Raanow), waxa uu ku bilaabmayaa:
Ma gtahay akhristow, malaayiin iyo malaayiin geed oo ku yaala dunidda in uu dabagaaluhu si kama’a ah u

“Maxay Tahay Sirta Ku Jirta Haweenka Oo Aad U Jecel Cunista Nac-Nac Qoriga,Daraasad Cusub Oo Daah Furtay In Haweenku..

Cilmi baaris lagu sameeyay haween fara badan oo aduunka ku nool ayaa waxaa lagu ogaaday in haweenka ay aad u jecelyihiin Nac-naca
qoriga oo ah inta badan wax ay aad u isticmaalaan walow sababta rasmiga ah ee ka danbeysa arintaasi aanan la ogaan marka laga