Welcome To Yaasiin Hussein Home Page

U Gaar Ah Haweenka:Ilkaha Iska Nadiifi Hadaad Dooneyso In Aad Uur Qaado

Quburo ayaa ku waramay in in haweenka doonaya in ay helaan furasado dhalmo in ay iska xaqiijiyaan nadiifinta ilkahooda iyo ciradka .
Baarayaashaan ayaa tibaaxay in caafimaadka Ciridka uu ka mid yahay
hababka wanaajiya fursadaha dhalmada haweenka .
Caafimaad daridda afka iyo nadaafad la`aantiisa ayaal a timaamay in ay qeyb ka yihiin wax yaabaha haweenka ka dhiga ma dhaleys .
Baaritaan caafimaad ayaa lagu sheegay in caafimaad daridda afka uu muddo bilooyin ah dib uga dhigo haweenka in ay uur qaadaan .

Yasin Hussein Mohamed
flower210@hotmail.it