Welcome To Yaasiin Hussein Home Page

Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qofkii Is Huba Haka jawaabo.Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan.

Xariirka guurka waa muqadas jiritaankiisa iyo deganaashihiisa , waxa uuna ku tiirsan yahay jiritaankiisa in labada dhinac dareensan yihiin macaanka nolosha .
Hadaba imtixaankaan kooban ku tijaabi heerka uu dhan yahay jaceylkiina , Su`aal waliba Haa iyo Maya ayay wadataa marka aad ka jawaabeyso raaci lambarka su`aashaas dooro Haa Ama Maya.
Qofkii ku baasa imtixaankan waxa ay bahda Alcarabiya iyo aqristayaasheda shartaf leh u aqoonsanayaan qofkaas Aabaha Jaceylka ee sanadka waxa aynu soo daabaceeynaa macagaciis iyo sawirkiisa oo aan ka codsan doono , Imtixaanka waa Bilaawday Al-qisha Xaraam ha qishin qofka kaa horeeyay commentiga uu bixiyay .


1-Wanaajinta iyo in aad ihitmaam siiso qofka kale dareemahaada ma ku jiraan?
A:Haa
B:Maya
2-Ma Isla Joogtiin oo waqtiga ma isla qaadataan inta badan?
A:Haa
B:Maya
3-Midkiina midka kale ma dhageystaa xiliga sheekada?
A:Haa
B:Maya
4-Midkiina kan kale go`aanadiisa ma tix giliyaa?
A:Haa
B:Maya
5-Midkiina midka kale ma u muujiyaa jaceylkiisa ku aadan dhankiisa .ama dhankeeda?
A:Haa
B:Maya
6-Ma Jeceshay in waqtigaada intiisa badan in aad la qaado isaga ama iyada.
A:Haa
B:Maya
7-Rajo labadiina maka leedihiin in aad si wada jir ah uga gudubtaan dhibaatoyinka idin haysta?
A:Haa
B:Maya
8-Inta badan aragtiyadiina ma is leeyihiin ?
A:Haa
B:Maya
9-Ma dareemeysaa in ka maqnaashahiisa /ka maqnaashadeeda uu saameyn ku reebayo?
A:Haa
B:Maya
10- Iyada /isaga oo ka caareysan ma seexataa?
Haa
Maya
11-Haddii qalad isaga .iyada kaa gasho ma saamaxdaa?
Haa
Maya
12-Marka aad guriga ka baxeyso soo laabshadada ma dhunkataa qaalidaada /qaaligaaga.
Haa
Maya
13-Hadiyad nooca ay doonto ha ahaatee ma ugu farxisaa?
Haa
Maya
14-Ma Isla qabateen howsha guriga?
Haa
Maya
Su`aasha ugu dambeysa malah kala doorasho Haa iyo Maya adeegso maskaxdaada Haddii qiyaano jaceyl aad ku aragto midka kale go`aankaada maxuu noqonayaa?

Horyaalnews.blogspot.com Hoyga Arimaha Bulshada Ka Dhigo Saaxibkaada Koowaad Waana Inoo Faraxad In Aad Like Gareyso qeybta website-ka

Mahadsanidiin