Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah oo ka kala socda Caalamka daafihiisa
ayaa maanta u taagan Baanka Carafo, iyadoo inta badan dunida Muslimka
laga sooman yahay maalinta sagaalaad ee bisha Dulxaj.
Xujeyda Sanadkan ayaa waxaa ku jira Soomaali badan oo ka kala timid
gudaha Soomaaliya iyo dalalka kale ay ku nool yihiin, waxaana
Waxaad tahay axad qaali ah oo aan ka reebi waayey xusuusteyda? Naftayda ayaad ku qoran tahay, waxaad harsataa qalbigayga. Halbowlayaasha dhiiga ayuu xulaa dareenka ka go’i waayey laabtayda, beerka ayaad ku taalaa, boggana boog aan bogsan ayaad ku leedahay taas oo ku danqata xusuusta kulul ee ku soo dhacda maankayga.
Arin Deg Deg Ah:Luqada Carabiga Oo Haweenka 5-Eray Ku Dulmisay.
Waxaa la sheegaa in luqadda carabiga haweenka ay ka dhigeen kuwa
dulmisay, waxaana kamid ah meelaha ay ku dulmisay illaa 5-erey inta aan
heyno kuwaasi oo kala ah sida tan:-
ka dib dhismaha guriga labada lamaane ayaa waxaa muhiim ah in la
sameeyo hab ka duwan qaabkii jaceyl ee uu guurka ku yimid, taasi oo ah
jaceylka Roomaantiga. Eray ahaan Roomaantik waa mashaacir ama dareemo ,
waa awoodda in la is fahmo taasi oo sara u sii qadeysa jiritaanka
jaceayalkaada.
Hadaba ma doneysa ian aad noqoto nin Roomaantig ah ama haweeney
Daraasad
ay sameeysay quburo ka tirsan jaamacada Velencia ee dalka Spain aya
shaaca ka qaaday in haweenka qurxoon ay saameyn xun ku yeeshan
caafimaadka ragga . Daraasada
ayaa tilmaantay in ninka ragga ah muddo 5-daqiiqo ah
Baaritaan la sameeyay ayaa sheegaya in haweenka Uurka leh ee badsada cabidda Qaxwada in ay dhalaan Ilmo Meyd ah .
Daraasadaan oo lagu sameeyay in ka badan 18-kun oo haween
Uur lahaa kuwaasi oo maalintii cabayay ku dhawaad 8-koob oo qaxwo ah
waxa ay noqdeen kuwo u nugul in ay dhalaan uur jiif Meyd ah .
Geella oo sida aan unaqaano ka mid ah Xoolaha Nool ee ay dhaqdaan
Soomaalidu, wuxuu leeyahay Faa’idooyin aad u baladhan. Maqaalakan waxaan u soo
qaatay bal in aan idin xasuusiyo Geella iyo Waxtarkiisa.
Ma ogtahay in xuruufta luqadda Engilish-ka lagu soo kobo odhaah ah “The quick brown is fox jumping over a lazy dog”. Halka luqadda Somaligana lagu soo kobo weedh uu sameeyay Cabdilaahi Suldaan Timacadde, weedhaas oo ah, “Sheekeena, wiilkiisa
In Nabi Maxamed(C.S.W) noolashiisa oo dhan uu hal mar soo xajiyay.
In saxaabiga Salmaan Alfaarisi (R.C.) uu yahay saxiibigii u sheegay Nabigga (C.S.W) in god la qodo duulaankii Khandakh.
In Saxaabiga Cusmaan Bin Cafaan (R.C.) uu ahaa Ruxii ugu horeeyay ee
Barnaamij uu soo diyaariyay iskuna soo duba riday wariye Yaasiin Hussein Mohammed (Raanow), waxa uu ku bilaabmayaa: Ma gtahay akhristow, malaayiin iyo malaayiin geed oo ku yaala dunidda in uu dabagaaluhu si kama’a ah u
Cilmi baaris lagu sameeyay haween fara badan oo aduunka ku nool ayaa waxaa lagu ogaaday in haweenka ay aad u jecelyihiin Nac-naca qoriga oo ah inta badan wax ay aad u isticmaalaan walow sababta rasmiga ah ee ka danbeysa arintaasi aanan la ogaan marka laga