Habkaan gaaban waxaad ku ogaan gartaa gabaryaheey shaqsiyadaada si
sahal ah adiga oo eegaya habka aad dharka isaga bixiso ee aad u
joogteyso.
Si Tartiib Ah:Hadaad si tartiib dharka isaga siibto waxaad tahay
gabar si weyn isugu kalsoon , caqli badan , neceb dooda iyo wax waliba
oo qaylo keenaya sida codka Tv-ga , Musicada ,
waxadna jecashay in firaaqadaada aad kaligaa isla qaadato.
Si Deg Deg Ah: Waxaad muhiimad siisa dadka kale , qof wanaagsan kuna haboon meelaha geesinimada u baahan waxaad si gaar ah ahmiyad u siisa arimaha qoyska naftaadana waad u hurtaa .
Si Taxadar Leh:Hadii aad isaga bixiso dharka midba sida uu yahay si deganna aad u dhigeyso hadaba waxaad tahay gabar wax ku ool ah , jecel nolosha degan iyo maamulka wanaagsan , waxaadna tahay gabar ka fogaato dhibaatooyinka qoyska ,
Daryeelid la’aan:hadii aad dharkaada meel isag tuurto kana soo bixisid waxa ay taasi muujineysa in aadan mas`uuliyad qaadi karin isla markaana tahay gabar foodaaley ah .
Marka hore ma waxaad bixisaa (iska siibta)waxyabaha mujoowharadaka ah ee la isku qurxiyo sida faraantiga ,saacadda iyo waxii la mid ah hadaba ogaaw waxaa tahay gabar qaboow , dareen badan , Romantic ah isla markaana si weyn dadka ahmiyad u siiya ,waxaadna jecashahay howlaha bani’aadanimada .
Marka hore ma waxaad iska siibtaa kabaha iyo sigisaanat:hadaba waxaa tahay gabar ku dadaaleysa isu dheeli tirnaanta , xishood badan , fikrad badan mana jeclid in dadka aad dhibto ,shaqadaadana si toos ayaad uga soo baxdaa.
Marba si miyaad dharka isaga dhigtaa:hadaba hadii haa ay tahay waxaad tahay gabar foowdo badan , mar walibana jecel in nolosha wax ka bad-basho , xafladaha xiiseya iyo meelaha buuq ah , wad is biimeysa , nolosha meel gaaban ayaad ka fiirisaa , marba sida xaalka uu yahay ayaad u dhaqantaa .