Aniga / Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan ku noqon karaa Taajir weyn???? su'aashaan Aniga waxaan maalin walba is weydiiyaa in kabadan 10 jeer markaan ku daalay shaqo waxaan jawaab uraadiyaa su'aashaan si aan Taajir unoqdo ama aan lacag uhelo
Inta badan Dadka way jeclyihiin mar uun inay lacag leey noqdaan sida aniga aan ujeclahay lacagta ayay Dadka oo dhan ujeclyihiin lacagta Ciroole iyo Caruurba cid Lacag neceb Waa la waayey ,waa cajiib , si aan jawaab ugu helo su'aashaan ah sideen lacag ku helaa oo aan Taajir ku noqdaa waxaan la kulamay jawaabo badan oo aan kala dooran waayey tan ugu fiican aqristoow ila fiiri hadii adigana aad tahay mid jawaab udoonaayay su'aashaan SIDEEN LACAG KU HELIKRAA OO AAN TAAJIR WEYN KU NOQDAA
waxaan la kulmay jawabahaan aan ka helay asxaabteyda iyo dad kala duwan waanaa sidan jawabahooda
1- shaqeeyso,sid aad lacag uhesho
2- wax baro si aad lacag uhesho
3- Ganacsi furo si aad lacag uhesho
4-Beer falo si aad lacag uhesho
5- Xoolo dhaqo si aad lacag uhesho
6-Kaluumaysato noqo si aad lacag uhesho
7-Qoraa noqo si aad lacag uhesho
8-Muqalas noqo si aad lacag uhesho
9-Baarlamaanka gal si aad lacag uhesho
10-Naag caruur badan dhashay oo yurub joogto guurso si aad lacag uhesho
11-Nayroobi tag oo dukaan kafuro si aad lacag uhesho
12-Dubay tag oo ganacsi kafuro si aad lacag uhesho
13-Maqaayad furo si aad lacag uhesho
14-Naag fanaan ah guurso si aad lacag uhesho
15-Bas wade noqo si aad lacag uhesho
16-Harqaanle noqo si aad lacag uhesho
17-Qaadwale noqo si aad lacag uhesho
18-Aqoonsi uraadi somaliland si aad lacag uhesho
20-NGO sameesyo si aad lacag uhesho
21-Qabqable noqo si aad lacag uhesho
22-Bakaaraha tag baqaar ka furo si aad lacag uhesho
23-Faroole dhinaca amniga ayaan kaala talinyaa ku dheh si aad lacag uhesho
24-ALshabaab ku dheh BLACK LIST USA Ayaan idinka soo saaraayaa si aad lacag uhesho
25-Ceelasha biyaha dadka joogo leen yurub ayaan idin hayaa ku dheh si aad lacag uhesho
26-Jagada Madawx weynaha isku soo sharax si aad lacag uhesho
27-Sarifle noqo si aad lacag uhesho
28- Wariye noqo si aad lacag uhesho
29-Arinta KALSHAALE wax karaadso si aad lacag uhesho
30- Abaarahaan ka jira soomalia ka faa iidayso si aad lacag uhesho
31-SHEEKH shariif marlaab in uu isa soo sharaxo ku dhiiri geli si aad lacag uhesho
32- Dahable noqo si aad lacag uhesho
34-Meel marqaan furo si aad lacag uhesho
35-SHeekh noqo oo dadka Xajka iyo cumrada uwado si aad lacag uhesho
36- UNIVESRALTV qorshe ka gadmaayo ugeeyso si aad lacag uhesho
37-webka amiin ARS camal furo si aad lacag uhesho
38- Xawalad furo si aad lacag uhesho
39-SHaleemo furo si aad lacag uhesho
40- Goofkii awoowahaa ku laabo dadkaada wax bar si aad lacag uhesho
41-Hubka ka ganacsigiisa biloow si aad lacag uhesho
42-Sirdoonak mareykanka ushaqo doono si aad lacag uhesho
43-Shirkad dhismo sameeyso si aad lacag uhesho
44- ALshaab ushaqo doono si aad lacag uhesho
45-Goob shidaal furo si aad lacag uhesho
46 Naag shidan guurso si aad lacag uhesho
47 Qof taajir ah saxiib lanoqo si aad lacag uhesho
48- Farsamo yaqaan noqo si aad lacag uhesho
49-Paaltalk meel fiican ka qabso si aad lacag uhesho
50. wadaad wax mehriyo noqo si aad lacag uhesho
51-SHirkaad batroolka baarto geeyso somaliya si aad lacag uhesho
52- Webside furo oo dadka iyo shirkadaha lagu handado
53-proferes noqo sida SAMATARADA isku habeey si aad lacag uhesho
54-Cilaan saar baro si aad lacag uhesho
55-Yuusuf garad farsamadiisa baro si aad lacag uhesho
56-MUdulood ku dheh dhulka idinkaa leh si aad lacag uhesho
57-Madarkicis dheh xamar lama kala xigo si aad lacag uhesho
58-Barakacayaasha qorshe uraadiskooda gal si aad lacaag uhesho
59-Naag duq ah guurso si aad lacag uhesho
60-SHariif sakiin FAALKA ayaan aqaanaa ku dheh si aad lacag uhesho
61-ganacsatada koofur afrika Hub in aad qaadan kartaan ayaan idin soo dhameen karaa ku dheh si aad lacag uhesho
62-Sixiroole noqo oo naagaha ufaaliyo si aad lacag uhesho
63-Qanyare murusade adigaa oday ka ah ku dheh si aad lacag uhesho
64-Muuse suudi wacbuudhan la aantiisa abgaal yaaba arki lahaa ku dheh si aad lacag uhesho
65-Cabdiqaasim ku dheh arin xasaasi ayaan kuu hayaa si aad lacag uhesho
66-WFB ceebtooda raadi oo sawir ka dabo qaado inay hub geeyana soomaliya soo sheeg si aad lacag uhesho
67-INDHA CADE MARKO ayaad ku dhalatey adigaa shabeelaha hoose leh ku dheh si aad lacag uhesho
68 - UNHCR Xaalka somaliya waa xumaaday dad badan ayaan soo bara kacay ku dheh UNHCR si aad lacag uhesho
69-ABUUMANSUURA sheekul sharaf ayaa tahay ku dheh si aad lacag uhesho
70-Idaacad furo si aad lacag uhesho
71-Been sheegid baro si aad lacag uhesho
72-meel dharka lagu dhaqo furo si aad lacag uhesho
73-UK usoo guur si aad lacag uhesho
74-CALLING CARD gadid biloow si aad lacag uhesho
75-Ciyaartooy noqo si aad lacag uhesho
76-dhulka soomaliya oo la kala boobaayo ka qayb gal Badda ama Beriga meel gado si aad lacag uhesho
77-Dastuurka qabyada ah u shaqo doono si aad lacag uhesho
78-Tikniko sameeyso si aad lacag uhesho
79-Hawiye land ayaan sameeynayaa dheh si aad lacag uhesho
80-Jihaadka waa xaq SHeekh xasan daahir ku dheh si aad lacag uhesho
81-AMISOM somali ayaad tihiin dheh si aad lacag uhesho
82-Mowliid macaani ku dheh 4,5 xaq ma ahan si aad lacag uhesho
83-Xasharo aqoonyahanka baarlamaanka ugu sareeyo ayaad tahay dheh si aad lacag uhesho
84-Ka ganacsiga Daroogada biloow si aad lacag uhesho
85-Milaz Zenaawi geesigii geeska afrika ayaad tahay ku dheh si aad lacag uhesho
86-Naagtaada quruxleey ayaad tahay ku dheh si aad lacag uhesho
87-Tony Blair dhaqanka islaamka ayaad taqaanaa ku dheh si aad lacag uhesho
88- Obama ninka qaringaan 21 ayad tahay ku dheh si aad lacag uhesho
89-Jiim gal si jirkaada aad udhisto si aad lacag uhesho
90-walxaha qarxo sida loo sameeyo baro si aad lacag uhesho
91-NUUR cade Halyeey ayaad tahay ku dheh si aad lacag uhesho
92-Janaraal darajadiisa xiro si aad lacag uhesho
93-Daawooyinka dhacay geey soomaliya si aad lacag uhesho
INtaan jawabood Markii aan helay oon ku wareeray mid aan qaato anigoo sidaas u wareeray ayaa TEL ii soo dhacay oo qof igu dhahay walaaloow su'aashii aad jawabta udoonaysay ayaan jawaab fiican kaaga hayaa, si aad lacag uhesho oo aad taajir u noqoto ayaan kuu soo helay
fadlan wixii comment ah inoogu soo dir cinwaanka ah
waad ku mahadsan tahay aqriskaaga qiimaha badan