Pages

Astaamaha lagu garto Jaceylka Beenta ah Ama Qofka Jila Jaceelka Nuucaas ah (Sir la helay)

ASTAAMAHA LAGU GARTO JACEYLKA BEENTA ,AMA DHALANTEEDKA AH(Warbxin MACNO-LEH
1. Jacayl dhab ah:- Waa Jacaylka aayatiinkiisu noqdo guur iyo mustaqbal dhab ah oo ay lamaanayaasha isla jila wadaagaan, Rabbina ku guuleeystaan lagana sal gaaro.


Kaaasi waa Jaceylka magaca dhabta ah wata ee ku yimaada in la wada harsado oo mirahiisa labada is jecel wadaagaan,
2. Jacayl gaaban:- Waa Jacayl ku abuurma kulan saacado kooban qaata, damaciisuna yahay mid shahwadeed, balse marka uu suuragal noqon waayo damacaas uu jiitamo ilaa damacii qofku lahaa uu gaaro, kuna dhammaada marka damacaas uu hanto qofkii
Kaasi maxaa dhahi karnaa waa kan dhalanteedka ah ee dhalinta maanta aay moodaan jaceyl dhab ah,
3. Jacayl danaysi:- Waa jacayl ku xiran dan, noocii ay doonto dantu ha ahaatee sida dan dhaqaalo & wax u dhigma.
oo ruuxa beenta loogu sheegayo in la jecel yahay oo dartiisa meel waliba loogu dhacayo kaasina waa dmac gaaban iyo doqonimo
4. Jacayl Xushmo:Waa Jacaylka uu ku jeclaado qof xushmad & qadarin kaa mudan, adiguna aadan rabin qofkaas, haddana aadan ku gacan seyri karin, kadibna aad go aansato inaad xushmo & tixgelin u muujiso kaasoo aakhirkii iskiis u quusta.
oo ahma macnaha kana dha dhan sada wejigaada haduuu wax garad yahay hadii kale asaga ayaa sidaa mar danbe ku ogaan doono
5. Jacayl Socod wadaag:-Waa jacaylka aad doonayso in qof dhigaada ah mar waliba kula wadaago socod, la joogis & sheeko oo aad iska jeceshahay inuu qofkaasi dhinacaada ahaado.
kaasi lama oran karo waa jaceyl lamaane guur ku yimaado waxaa la dhahi karaa waqti lumis iyo katan iyo xifaltan
6. Jacayl Guud:-Waa Jacaylka waalidka, walaalka, ubadka, waxbarashada, hantida iwm
waaa tan Soomaalidayna u badan tahay marki dhab laga hadlo oo macnaha aan ula jeedo haweenka ama wiilasha ku sugan tusaala ahaan qaaradaha yurub markii aay jeceyl wadaag ahaan jireen gabar ama wiil arika joogo waay iska ilaaban badi markii aay halkaasi tagaan waxaa la dhahi waa wax jeclaysi ma ahan jaceyl sababto ah waxaa iiday yahiin dhaqaalaha ugu soo baxayo.
Marka laga soo gudbo qodabadaasi waxaa jira ayana Rag ama dumur Jacayl Laab-la-kac ah:- ku dhaca macnaha ma ahan atsmaha ahaan jaceyl ruxaasi la jeclanayao eewaa jaceyl dhaqalo ahaan la jecladaay ama howl arin kaga xiran .
Waxaa akhristaasha usoo gudbin doona haduu allaha awoowada leh ogalado qodoba kale oo xasaasi ah oo ku saabsan arimaha Bulshada.

Qoraa: Yaasiin Hussein
jaaw44@hotmail.com