Welcome To Yaasiin Hussein Home Page

Taariikhda fanaanka axmed cali cigaal

AHMED Cali CIGAAL wuxuu galaya fanka isagoo yar oo ah arday waxana ahayd sanadkii 1967 wuuxuuna ka bilaabay Riwayadii la Dhiihi jiray SHABEEL NAAGOOOD waxaan sameeyey XASAN SHIIKH MUUMIN waxaa ku xigatay
Riwayadii la oran jiray YIXAAS DHEGADUUB oo u sameeyey MAXAmoud SANGUB waa labadii Riwaayadood ee igu horeeyey Ahmed uuna ku soo can baxay oo ku noqday Fanaan can ka ka ah somaliya Ahmed runtii wuxu aaha nin yar marka uu Riwayadanah metalaayay kana heesayay kan dhexmuuqday fanaaniitii la matelaysay Riwayadahaas Ahmed wuxuu ahaa nin ilaahay siiyey quwada xaga muusiga iyo codka ah oo uu kaga soo dhex baxo dhalintii u ku jiray markaas amba ha
 noqdeen kuwa uu kula jiray Iskuulka ama Fanaka Ahmed yaratiisii wuxu ahaa nin ku xidhan xaga heesaha aadan ula socda faniinitii xilagaa hadaan tusaale u soo qaato kooxaga ahmed uu carbka saaray mar wayadiiyey suaashaas waxaa ka mid ahaa Walaal Hargaysa oo ahayd kooxda koowaad ee wadanka wuxuu Ahmed isku dayi jiray in uu noqodo sida fanaanadaas oo kale oo uu uga maqlo heesihiisa Radiyihii xigaa ka jiray somaliya hadaba suaasha Is waydiintalehi waxa weeyey Ahmed ma u hirgashay Riyadiisii. HAAA waxay ku qaadatay wax yar intuu la meeltegilahaa kuwii uu jeclaa uuna dhegaysan jiray heesahooda in uu noqodo sidooda oo kale Ahmed wuxuu ka mid ahaa Fanaaniintii la wareegi jirtay Riwaayadaha gobolada somaliya markaa isaga waxaa uu ka mid noqday Fanaaniinta sidaa dheer loo jecelahayahay waxay ka bixi jireeen ilaa Muqdisho to Boorama, Muqdisho ilaa kismaanyo, Muqdisho ilaa buula Xaawo markaa sidaa buu ku sii noqday nin loo han awayanayahay Ahmed waa jeclaa somalidii uu la kulmijiray Ahmed markuu yaraa fanaanaduu xiisan jiray waxaa ka mid ah MAXAMED AHMED KULUC, CISMAAN GACAN LOW , AHMED MAXAMED GOOSHINBIL, AHMED CALI XAAJI AADAN DALABLE, AHMED SHARIIF, AHMED NAAJI, SAALAX QAASIN SALAAD DERBI AHMED NAAJI AHMED SHARIIF (XAGA DUMARKA ) MAANDEEQ, BAXSAN. MAGOOL, GUUDO CARWO, GALAAAYR, SAHRA AHMED,
Albumkii ugu caansanaa waxuu ahaa Marwo
Heesaha kujira albumka marwo waxaa kamid ahaa
Badda
Hargeysa
Laysku soo noqon
Daalacan
Iyo heeeso kale faro badan
ok hada ahmed wuxuu ahaa nin Fanaaniitaa ku han wayn siduu ku gaadhi lahaa ee siduu ku dhaagay baa meesh taal Ahmed walaal kiis oo soo korsaday oo soo barbaarshay Ahmed oo aah nin abwaan ah baa usameeyey heesa badan kooda waxaan la oran jiray C/QAARID CALI CIGAAL oo ana haa abwaan kii ugu horeeyey ee hees u sameeya ahmed ahaan walaal kiis oo soo korsaday hadana eegno heesaha uu C/QADIR CALI CIGAAL sameeyey waxaa ka mid ahaa NAYRUUSHKU WAA CIID Riwaayadii la oran jiray JACAYAL BOG UMA BAAHAANA hadaba Ahmed gabdhihii Riwayadaha la dhigi jiray kuwee buu ugu jeclaa dadku waxy yiraahdaan Ahmed wuxuu ugu jeclaa KHADRA DAAHIR IYO SAYANB CIGE lakiin ahmed wuxuu yiri gabdhahaan la dhigi jiray Riwaayadaha waxay ahaayeen gabdho aan la arag lana maqal mid mid laga doortana malahayan kuli waan wada jeclaaa mar wax laga waydiiyey Ahmed wax iska bedelay Fankii markii qurbaha la soogalay wuxuu yiri fan ku wuxuu ku xidhaan dad ka somaliyeed hadaynoqoto mid jacayl ah iyo mid kale oo aha figradba markaa fankii kama danbay somaliya burburkeedii wuxuu yiri qurbaha markaanu nimid sidaanu ugu fekeri jiray fanka uguma fekero oo intaa waa ordaynaa lakiin soomaalia markaanu jog nay waxanu ahayan dad u meel goay in ay dadka maaeeliyaan wax ay haan xoogna saaray maaweelada dadka Ahmed Cali Cigaal wuxu hada joogaa wadan ka Maraykan ka gaar ahaan Gobolka Tanasii Magaalada Naashviil

Wuuxuna weli ka dhigaa Riwaayadan wadanka maraykan ka iyo yurb meelo ka mida wuunaa yiri illhay isagaa caadilee dhulkeenii hayguugo soo hoorsho nabad sida roobka ayaan ku leeyahay daka soomaliyeed ee akhrisanaya qoralkan

Editor:
horyaalnews.blogspot.com